Last Update: April, 13, 2021
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL


Add you ads here
Xogta Dalalka Africa Oo Dhan
Dalka | Kiisaska | Dhimasho | Bogsasho |
|
3762 | 233 | 2641 |
![]() |
236554 | 3285 | 175879 |
![]() |
12837 | 656 | 5346 |
![]() |
149219 | 2424 | 99580 |
![]() |
10275 | 110 | 8745 |
![]() |
3486 | 10 | 3280 |
![]() |
3424 | 6 | 773 |
![]() |
30207 | 527 | 24893 |
![]() |
33902 | 1134 | 31691 |
![]() |
23744 | 321 | 21805 |
![]() |
41263 | 338 | 40898 |

Add you ads here

Ka Hortaga Coronavirus Covid-19
Calaamadaha Xanuunka






Gurigaaga Joog.

Ha isku dhawaanina
U jirso masaafo dadka kale, aad ha ugu dhawaan dadka.

Si joogto ah u nadiifi gacmahaaga
Gacmahaaga si joogto ah umaydh, kuna maydh biyo iyo saabuun ugu yaraan 20 ilbidhiqsi.

Gurigaaga Joog
Guri jooga badso, hana bixin haddi aanad wax daruuri ah u baxaynin..

Qufac Iyo Hindhisada
Marka aad qufacayso ama hindhisayso ku dabool afka iyo sanka maro ama cududa adigoo xusulkaaga laabaya.

Xidho Afdabool (Facemask)
Haddii qufaca iyo hindhisadu kugu badan tahay, xidhona afdabool (facemask) .

Nadiifi
Si joogto ah u nadiifi jeermiskana uga dil gurigaaga iyo goobtaada shaqo.
Wararka wasaarada
WHO Latest Situation
Flag | Country | Cases | Today Cases | Deaths | Today Deaths | Recovered | Active | Critical |
---|